SABUURRADII Chapter 87

For English

Read SABUURRADII Chapter 87 Online

Read SABUURRADII Chapter 87 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of SABUURRADII in the Old Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of SABUURRADII and the Holy Bible online.

Choose a Chapter

SABUURRADII 87

Cutub 87

1. Aasaaskiisu wuxuu ku jiraa buuraha quduuska ah.

2. Rabbigu degmooyinka reer Yacquub oo dhan Wuxuu ka jecel yahay irdaha Siyoon.

3. Magaalada Ilaahay, Waxyaalo ammaan badan ayaa lagaa sheegaa. (Selaah)

4. Anigu waxaan ka sheekayn doonaa Rahab iyo Baabuloon sidii kuwo i yaqaan, Bal eeg, Falastiin, iyo Turos, iyo Itoobiya. Midkanu halkaasuu ku dhashay.

5. Haah, oo Siyoonna waxaa laga odhan doonaa, Midkan iyo midkaasuba iyaduu ku dhashay, Oo Ilaaha ugu sarreeya ayaa iyada dhisi doona.

6. Rabbigu wuu tirin doonaa markuu dadka qorayo, Midkanu halkaasuu ku dhashay. (Selaah)

7. Kuwa gabya iyo kuwa cayaaraaba waxay odhan doonaan, Waxaa kugu jira ilahayga oo dhan.

About SABUURRADII Chapter 87

Read SABUURRADII Chapter 87 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of SABUURRADII in the Old Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.

Book Information

Book: SABUURRADII
Chapter: 87
Testament: Old Testament

How to Read this Chapter

Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading SABUURRADII. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.

https://www.youtube.com/watch?v=rzsT_Q3KLzE

More Resources

Continue Reading the Bible

Continue reading SABUURRADII Chapter 87 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.

Frequently Asked Questions

What is SABUURRADII Chapter 87?

SABUURRADII Chapter 87 is part of the Book of SABUURRADII in the Holy Bible.

Can I read this chapter online?

Yes. You can read the complete SABUURRADII Chapter 87 online for free with easy chapter navigation.

More Chapters from Axdigii Hore

  1. YEREMYAAH Chapter 1
  2. YEXESQEEL Chapter 4
  3. YEXESQEEL Chapter 3
  4. YEXESQEEL Chapter 1
  5. YEXESQEEL Chapter 24
  6. YEXESQEEL Chapter 5
  7. YEXESQEEL Chapter 22

Explore More from Sabuurradii

  1. SABUURRADII Chapter 36
  2. SABUURRADII Chapter 137
  3. SABUURRADII Chapter 28
  4. SABUURRADII Chapter 32
  5. SABUURRADII Chapter 52
  6. SABUURRADII Chapter 145
  7. SABUURRADII Chapter 109

Related Chapters & Readings

  1. 2 TIMOTEYOS Chapter 2
  2. YEREMYAAH Chapter 15
  3. 1 TIMOTEYOS Chapter 4
  4. BILOWGII Chapter 38
  5. YOONIS Chapter 3
  6. BILOWGII Chapter 25
  7. AYUUB Chapter 5
Share Your Love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *