SABUURRADII Chapter 23

For English

Read SABUURRADII Chapter 23 Online

Read SABUURRADII Chapter 23 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of SABUURRADII in the Old Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of SABUURRADII and the Holy Bible online.

Choose a Chapter

SABUURRADII 23

Cutub 23

1. Rabbigu waa adhijirka i jira; waxba u baahan maayo.

2. Wuxuu i fadhiisiyaa doog qoyan dhexdiis, Oo wuxuu ii hoggaamiyaa biyaha deggan dhinacooda.

3. Naftayda wuu soo celiyaa. Oo magiciisa aawadiis wuxuu igu hor kacaa waddooyinka xaqnimada.

4. In kastoo aan ku dhex socdo dooxada hooska dhimashada, Sharna ka baqi maayo, waayo, waad ila jirtaa, Ushaada iyo hangoolkaaga ayaa ii raaxeeya.

5. Cadaawayaashayda hortooda waxaad iigu diyaarisaa miis, Oo saliid baad madaxayga ku subagtaa, koobkayguna waa buuxdhaafaa.

6. Hubaal cimrigayga oo dhan waxaa i raaci doona wanaag iyo naxariis, Oo weligay guriga Rabbiga ayaan degganaan doonaa.

About SABUURRADII Chapter 23

Read SABUURRADII Chapter 23 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of SABUURRADII in the Old Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.

Book Information

Book: SABUURRADII
Chapter: 23
Testament: Old Testament

How to Read this Chapter

Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading SABUURRADII. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.

https://www.youtube.com/watch?v=rzsT_Q3KLzE

More Resources

Continue Reading the Bible

Continue reading SABUURRADII Chapter 23 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.

Frequently Asked Questions

What is SABUURRADII Chapter 23?

SABUURRADII Chapter 23 is part of the Book of SABUURRADII in the Holy Bible.

Can I read this chapter online?

Yes. You can read the complete SABUURRADII Chapter 23 online for free with easy chapter navigation.

More Chapters from Axdigii Hore

  1. YEXESQEEL Chapter 3
  2. YEREMYAAH Chapter 1
  3. YEXESQEEL Chapter 1
  4. YEXESQEEL Chapter 24
  5. YEXESQEEL Chapter 5
  6. YEXESQEEL Chapter 4
  7. YEXESQEEL Chapter 15

Explore More from Sabuurradii

  1. SABUURRADII Chapter 98
  2. SABUURRADII Chapter 43
  3. SABUURRADII Chapter 64
  4. SABUURRADII Chapter 148
  5. SABUURRADII Chapter 122
  6. SABUURRADII Chapter 68
  7. SABUURRADII Chapter 147

Related Chapters & Readings

  1. TAARIIKHDII LAB Chapter 31
  2. GALATIYA Chapter 4
  3. SAMUU’EEL LABAA Chapter 19
  4. MAAHMAAHYADII Chapter 20
  5. LAAWIYIINTII Chapter 1
  6. MUUJINTII Chapter 22
  7. SABUURRADII Chapter 112
Share Your Love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *