SABUURRADII Chapter 122

For English

Read SABUURRADII Chapter 122 Online

Read SABUURRADII Chapter 122 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of SABUURRADII in the Old Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of SABUURRADII and the Holy Bible online.

Choose a Chapter

SABUURRADII 122

Cutub 122

1. Waan farxay markay igu yidhaahdeen, Ina keena, aan guriga Rabbiga tagnee.

2. Yeruusaalemay, cagahayagu Waxay taagan yihiin irdahaaga gudahooda,

3. Yeruusaalem waxaa loo dhisay Sida magaalo isku wada dheggan,

4. Halkaasay qabiilooyinka, oo ah qabiilooyinka Rabbigu kor ugu baxaan Inay Israa'iil u marag furaan, Iyo inay magaca Rabbiga ku mahadnaqaan.

5. Waayo, waxaa yaalla carshiyo garsoorid loo dhigay, Waana carshiyadii reerka Daa'uud.

6. Yeruusaalem nabad ugu duceeya. Kuwa ku jecelu way barwaaqoobi doonaan.

7. Nabadu ha ku jirto derbiyadaada gudahooda, Barwaaqona ha ku jirto daarahaaga dhaadheer.

8. Walaalahay iyo rafiiqyadayda daraaddood Ayaan hadda waxaan odhanayaa, Nabadu gudahaaga ha ku jirto.

9. Rabbiga Ilaahayaga gurigiisa daraaddiis Ayaan wanaaggaaga u doondooni doonaa.

About SABUURRADII Chapter 122

Read SABUURRADII Chapter 122 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of SABUURRADII in the Old Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.

Book Information

Book: SABUURRADII
Chapter: 122
Testament: Old Testament

How to Read this Chapter

Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading SABUURRADII. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.

https://www.youtube.com/watch?v=rzsT_Q3KLzE

More Resources

Continue Reading the Bible

Continue reading SABUURRADII Chapter 122 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.

Frequently Asked Questions

What is SABUURRADII Chapter 122?

SABUURRADII Chapter 122 is part of the Book of SABUURRADII in the Holy Bible.

Can I read this chapter online?

Yes. You can read the complete SABUURRADII Chapter 122 online for free with easy chapter navigation.

More Chapters from Axdigii Hore

  1. YEXESQEEL Chapter 3
  2. YEREMYAAH Chapter 1
  3. YEXESQEEL Chapter 1
  4. YEXESQEEL Chapter 4
  5. YEXESQEEL Chapter 24
  6. YEXESQEEL Chapter 5
  7. YEXESQEEL Chapter 15

Explore More from Sabuurradii

  1. SABUURRADII Chapter 144
  2. SABUURRADII Chapter 74
  3. SABUURRADII Chapter 45
  4. SABUURRADII Chapter 91
  5. SABUURRADII Chapter 105
  6. SABUURRADII Chapter 82
  7. SABUURRADII Chapter 62

Related Chapters & Readings

  1. YEREMYAAH Chapter 13
  2. MUUJINTII Chapter 2
  3. TAARIIKHDII LAB Chapter 17
  4. TAARIIKHDII LAB Chapter 1
  5. YASHUUCA Chapter 19
  6. TIRINTII Chapter 27
  7. SABUURRADII Chapter 94
Share Your Love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *