SABUURRADII Chapter 8

For English

Read SABUURRADII Chapter 8 Online

Read SABUURRADII Chapter 8 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of SABUURRADII in the Old Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of SABUURRADII and the Holy Bible online.

Choose a Chapter

SABUURRADII 8

Cutub 8

1. Rabbiyow, Sayidkayagiiyow, Magacaagu dunida oo dhan ku fiicanaa! Waayo, sharaftaadii waxaad ka sarraysiisay samooyinka.

2. Waxaad xoog u yeeshay afka ilmaha yaryar iyo caanonuugga, Waana cadaawayaashaada daraaddood, Si aad u aamusiisid cadowga iyo aardoonka.

3. Markaan ka fiirsado samooyinka farahaaga lagu sameeyey, Iyo dayaxa iyo xiddigaha aad amartay,

4. Bal waa maxay dadku oo aad u xusuusataa isaga? Iyo wiilka aadanaha oo aad u soo booqataa?

5. Waayo, waxaad isaga wax yar ka hoosaysiisay malaa'igaha, Waxaanad taaj uga dhigtay ammaan iyo murwad.

6. Oo waxaad isaga ka dhigtay inuu u taliyo shuqullada gacmahaaga, Oo wax walbana cagihiisaad ka hoosaysiisay,

7. Idaha iyo lo'da oo dhan, Iyo xayawaanka duurka joogaba,

8. Iyo haadka hawada, iyo kalluunka badda, Iyo wax alla waxa ku dhex socda waddooyinka badaha.

9. Rabbiyow, Sayidkayagiiyow, Magacaagu dunida oo dhan ku fiicanaa!

About SABUURRADII Chapter 8

Read SABUURRADII Chapter 8 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of SABUURRADII in the Old Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.

Book Information

Book: SABUURRADII
Chapter: 8
Testament: Old Testament

How to Read this Chapter

Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading SABUURRADII. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.

https://www.youtube.com/watch?v=rzsT_Q3KLzE

More Resources

Continue Reading the Bible

Continue reading SABUURRADII Chapter 8 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.

Frequently Asked Questions

What is SABUURRADII Chapter 8?

SABUURRADII Chapter 8 is part of the Book of SABUURRADII in the Holy Bible.

Can I read this chapter online?

Yes. You can read the complete SABUURRADII Chapter 8 online for free with easy chapter navigation.

More Chapters from Axdigii Hore

  1. YEREMYAAH Chapter 1
  2. YEXESQEEL Chapter 3
  3. YEXESQEEL Chapter 1
  4. YEXESQEEL Chapter 12
  5. YEXESQEEL Chapter 10
  6. YEXESQEEL Chapter 8
  7. YEXESQEEL Chapter 5

Explore More from Sabuurradii

  1. SABUURRADII Chapter 37
  2. SABUURRADII Chapter 137
  3. SABUURRADII Chapter 77
  4. SABUURRADII Chapter 96
  5. SABUURRADII Chapter 38
  6. SABUURRADII Chapter 60
  7. SABUURRADII Chapter 5

Related Chapters & Readings

  1. TAARIIKHDII KOW Chapter 12
  2. SEKARYAAH Chapter 14
  3. ISHACYAAH Chapter 61
  4. LUUKOS Chapter 15
  5. XAAKINNADA Chapter 19
  6. YEREMYAAH Chapter 12
  7. ISHACYAAH Chapter 18
Share Your Love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *