SEKARYAAH Chapter 2

For English

Read SEKARYAAH Chapter 2 Online

Read SEKARYAAH Chapter 2 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of SEKARYAAH in the Old Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of SEKARYAAH and the Holy Bible online.

Choose a Chapter

SEKARYAAH 2

Cutub 2

1. Oo anna indhahaygii baan kor u qaaday, oo wax baan fiiriyey, oo waxaan arkay nin gacanta ku haysta xadhig qiyaaseed.

2. Kolkaasaan idhi, War xaggee baad u socotaa? Oo isna wuxuu igu yidhi, Waxaan u socdaa inaan Yeruusaalem soo qiyaaso oo aan soo ogaado intuu ballaadhkeedu yahay, iyo intuu dhererkeedu yahayba.

3. Oo bal eeg, malaggii ila hadlay ayaa baxay, oo malag kale ayaa u baxay inuu isaga ka hor tago.

4. Oo wuxuu ku yidhi isagii, Orod, oo la hadal ninkaas dhallinyarada ah, oo waxaad ku tidhaahdaa, Yeruusaalem waxaa loo degi doonaa sidii tuulooyin aan deyr lahayn, sababtuna waa dadka tirobadnaantiisa iyo xoolaha iyada dhex jooga daraaddood.

5. Waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Anigu waxaan iyada u noqon doonaa deyr dab ah oo iyada ku wareegsan, oo waxaan iyada u noqon doonaa ammaanta dhexdeeda joogta.

6. Rabbigu wuxuu leeyahay, Warroy dalka woqooyi ka carara, waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Anigu waxaan idiin kala firdhiyey sida afarta dabaylood oo samada.

7. Siyoonay, tan dadka Baabuloon la joogtoy, baxso.

8. Waayo, Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Ammaan dabadeed wuxuu ii soo diray quruumihii adiga ku dhacay, waayo, kii ku taabto wuxuu taabtaa ishiisa inankeeda.

9. Waayo, bal eega, Gacantayda ayaan iyaga ku kor ruxruxi doonaa, oo iyana waxay booli u noqon doonaan kuwii iyaga u adeegi jiray, oo idinna waxaad ogaan doontaan in Rabbiga ciidammadu i soo diray.

10. Magaalada Siyoonay, gabay oo reyree, waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eeg, anigu waan imanayaa oo dhexdaadaan degganaan doonaa.

11. Oo wakhtigaas quruumo badan ayaa Rabbiga isugu darmi doona, oo dadkaygay noqon doonaan, oo dhexdaadaan degganaan doonaa, oo adna waxaad ogaan doontaa in Rabbiga ciidammadii ii soo kaa diray.

12. Oo Rabbiguna dadka dalka Yahuudah wuu dhaxli doonaa iyagoo qaybtiisa ku ah dalka quduuska ah, oo weliba Yeruusaalem buu dooran doonaa.

13. Binu-aadmiga oo dhammow, Rabbiga hortiisa ku aamusa, waayo, isagu waa ka soo kacay hoygiisii quduuska ahaa.

About SEKARYAAH Chapter 2

Read SEKARYAAH Chapter 2 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of SEKARYAAH in the Old Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.

Book Information

Book: SEKARYAAH
Chapter: 2
Testament: Old Testament

How to Read this Chapter

Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading SEKARYAAH. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.

https://www.youtube.com/watch?v=rzsT_Q3KLzE

More Resources

Continue Reading the Bible

Continue reading SEKARYAAH Chapter 2 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.

Frequently Asked Questions

What is SEKARYAAH Chapter 2?

SEKARYAAH Chapter 2 is part of the Book of SEKARYAAH in the Holy Bible.

Can I read this chapter online?

Yes. You can read the complete SEKARYAAH Chapter 2 online for free with easy chapter navigation.

More Chapters from Axdigii Hore

  1. YEXESQEEL Chapter 3
  2. YEREMYAAH Chapter 1
  3. YEXESQEEL Chapter 1
  4. YEXESQEEL Chapter 24
  5. YEXESQEEL Chapter 5
  6. YEXESQEEL Chapter 4
  7. YEXESQEEL Chapter 15

Explore More from sekaryaah

  1. SEKARYAAH Chapter 13
  2. SEKARYAAH Chapter 6
  3. SEKARYAAH Chapter 1
  4. SEKARYAAH Chapter 14
  5. SEKARYAAH Chapter 11
  6. SEKARYAAH Chapter 10
  7. SEKARYAAH Chapter 9

Related Chapters & Readings

  1. MUUJINTII Chapter 6
  2. CIBRAANIYADA Chapter 10
  3. CIBRAANIYADA Chapter 12
  4. BILOWGII Chapter 10
  5. ISHACYAAH Chapter 15
  6. SABUURRADII Chapter 146
  7. YEXESQEEL Chapter 5
Share Your Love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *