GABAYGII SULAYM Chapter 3

For English

Read GABAYGII SULAYM Chapter 3 Online

Read GABAYGII SULAYM Chapter 3 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of GABAYGII SULAYM in the Old Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of GABAYGII SULAYM and the Holy Bible online.

Choose a Chapter

GABAYGII SULAYM 3

Cutub 3

1. Goor habeennimo ah ayaan sariirtayda ka doondoonay kan naftaydu jeceshahay. Waan doondoonay, laakiinse ma aanan helin.

2. Haddaba waan kacayaa, oo magaaladaan dhex wareegayaa, Oo dariiqyada iyo jidadka waaweyn Ayaan ka dhex goobayaa kan naftaydu jeceshahay. Waan doondoonay laakiinse ma aanan helin.

3. Waxaa i helay waardiyayaashii magaalada dhex warwareegayay, Oo anna waxaan ku idhi, Kan naftaydu jeceshahay ma aragteen?

4. Oo kolkaan iyagii in yar sii dhaafay Ayaan helay kii naftaydu jeceshahay. Waan qabtay, mana sii dayn, Ilaa aan isaga gurigii hooyaday keenay, Oo aan qolladdii tii i uuraysatay geliyey.

5. Gabdhaha reer Yeruusaalemow, waxaan idinku dhaarinayaa Cawsha iyo deerada duurka Inaydaan jacayl kicin ama aydaan toosin Ilaa uu doono.

6. Waa kuma kan cidlada uga soo baxaya sida tiirar qiiq ah? Oo ay malmalka, iyo fooxa, Iyo dhirta udgoon ee baayacmushtariga oo dhammu ka carfayaan?

7. Bal eeg, waa sariirta Sulaymaan lagu qaadee. Lixdan nin oo xoog badan oo ka mid ah kuwa xoogga badan ee reer binu Israa'iil Ayaa hareereheeda ku wareegsan.

8. Kulligood seefta aad bay u yaqaaniin, waana wada dagaalyahan. Ninkood kastaba seeftiisii dhexday ugu xidhan tahay, Cabsida habeenka aawadeed.

9. Boqor Sulaymaan wuxuu kursi la qaado Ka samaystay qoryihii Lubnaan.

10. Tiirarkiisii lacag buu ka dhigay, Hoostiisiina dahab buu ka dhigay, oo meeshuu fadhiistayna guduud buu ka dhigay, Oo dhexdiisiina gabdhaha reer Yeruusaalem ayaa jacayl ku sharraxay.

11. Gabdhaha reer Siyoonow, bal baxa, oo Boqor Sulaymaan eega, Isagoo qaba taajkii hooyadiis madaxa u saartay maalintii arooskiisa, Iyo maalintii qalbigiisu faraxsanaa.

About GABAYGII SULAYM Chapter 3

Read GABAYGII SULAYM Chapter 3 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of GABAYGII SULAYM in the Old Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.

Book Information

Book: GABAYGII SULAYM
Chapter: 3
Testament: Old Testament

How to Read this Chapter

Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading GABAYGII SULAYM. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.

https://www.youtube.com/watch?v=rzsT_Q3KLzE

More Resources

Continue Reading the Bible

Continue reading GABAYGII SULAYM Chapter 3 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.

Frequently Asked Questions

What is GABAYGII SULAYM Chapter 3?

GABAYGII SULAYM Chapter 3 is part of the Book of GABAYGII SULAYM in the Holy Bible.

Can I read this chapter online?

Yes. You can read the complete GABAYGII SULAYM Chapter 3 online for free with easy chapter navigation.

More Chapters from Axdigii Hore

  1. YEREMYAAH Chapter 1
  2. YEXESQEEL Chapter 3
  3. YEXESQEEL Chapter 1
  4. YEXESQEEL Chapter 12
  5. YEXESQEEL Chapter 10
  6. YEXESQEEL Chapter 8
  7. YEXESQEEL Chapter 5

Explore More from gabaygii-sulaym

  1. GABAYGII SULAYM Chapter 6
  2. GABAYGII SULAYM Chapter 2
  3. GABAYGII SULAYM Chapter 5
  4. GABAYGII SULAYM Chapter 4
  5. GABAYGII SULAYM Chapter 8
  6. GABAYGII SULAYM Chapter 7
  7. GABAYGII SULAYM Chapter 1

Related Chapters & Readings

  1. 1 YOOXANAA Chapter 2
  2. SAMUU’EEL KOWAA Chapter 16
  3. YOOXANAA Chapter 21
  4. SABUURRADII Chapter 93
  5. LAAWIYIINTII Chapter 11
  6. SAMUU’EEL KOWAA Chapter 14
  7. BOQORRADII LABA Chapter 8
Share Your Love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *