Read GABAYGII SULAYM Chapter 6 Online
Read GABAYGII SULAYM Chapter 6 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of GABAYGII SULAYM in the Old Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of GABAYGII SULAYM and the Holy Bible online.
Choose a Chapter
GABAYGII SULAYM 6
Cutub 6
1. Taada naagaha u qurxoonay, Xaggee gacaliyahaagii tegey? Aannu kula goobnee, Xaggee buu gacaliyahaagii u leexday?
2. Gacaliyahaygii wuxuu u dhaadhacay beertiisa, iyo beer qaybaheed oo dhir udgoon ah Inuu adhigiisa soo daajiyo beeraha dhexdooda, oo uu soo urursado ubaxshooshanno.
3. Anigu waxaan ahay tii gacaliyahayga, oo gacaliyahayguna waa kaygii, Oo wuxuu adhigiisa daajiyaa ubaxshooshannada dhexdooda.
4. Taan jeclahayay, waxaad u qurux badan tahay sida Tirsaah oo kale, Oo waxaad u suurad wacan tahay sida Yeruusaalem oo kale, Waxaana lagaaga cabsadaa sida ciidan calammo sita oo kale.
5. Indhahaaga iga sii jeedi, Waayo, way iga adkaadeen. Timahaagu waa sida riyo Buur Gilecaad ka muuqda.
6. Ilkahaaguna waa sida laxo Ka soo baxay meeshii lagu soo maydhay, Oo middood kastaaba mataano dhashay, Oo aan dhexdooda lagu arag mid dhicisay.
7. Oo dhafoorradaada indhashareertaada ku qarsoonuna waa sida xabbad rummaan ah jeexeed.
8. Waxaa jira lixdan boqoradood, iyo siddeetan naagood oo addoommo ah, Iyo gabdho aan tiro lahayn.
9. Laakiinse qoolleydayda, iyo tayda sanu waa mid qudha. Iyadu waa tan keliya ee hooyadeed, Oo waa tan daahirsan ee tii iyada dhashay. Gabdhuhu iyaday arkeen oo waxay ku sheegeen mid barakaysan, Oo xataa boqoradihii iyo naagihii addoommaha ahaaba way ammaaneen.
10. Waa tuma tan u soo muuqata sida kaaha waaberiga, Oo sida dayaxa u qurxoon, Ee sida qorraxda u daahirsan, Oo haddana looga cabsado sida ciidan calammo sita oo kale?
11. Waxaan ku dhaadhacay beertii yicibta Inaan soo arko geedaha cagaarka ah ee dooxada, Iyo inaan soo arko bal in canabkii magoolay, Oo uu rummaankii ubxiyey iyo in kale.
12. Anigoo aan garanayn ayaa nafsaddaydu iga dhigtay sida gaadhifardoodkii Cammiinaadiib oo kale.
13. Tan reer Shuuleemay, soo noqo, soo noqo, Aan ku daawannee soo noqo, soo noqo. Bal maxaad u daawanaysaan tan reer Shuuleem Sida cayaarta Maxanayim?
About GABAYGII SULAYM Chapter 6
Read GABAYGII SULAYM Chapter 6 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of GABAYGII SULAYM in the Old Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.
Book Information
Book: GABAYGII SULAYM
Chapter: 6
Testament: Old Testament
How to Read this Chapter
Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading GABAYGII SULAYM. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.
More Resources
Continue Reading the Bible
Continue reading GABAYGII SULAYM Chapter 6 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.
Frequently Asked Questions
What is GABAYGII SULAYM Chapter 6?
GABAYGII SULAYM Chapter 6 is part of the Book of GABAYGII SULAYM in the Holy Bible.
Can I read this chapter online?
Yes. You can read the complete GABAYGII SULAYM Chapter 6 online for free with easy chapter navigation.
More Chapters from Axdigii Hore
- YEREMYAAH Chapter 1
- YEXESQEEL Chapter 4
- YEXESQEEL Chapter 3
- YEXESQEEL Chapter 1
- YEXESQEEL Chapter 24
- YEXESQEEL Chapter 5
- YEXESQEEL Chapter 22
Explore More from gabaygii-sulaym
- GABAYGII SULAYM Chapter 7
- GABAYGII SULAYM Chapter 1
- GABAYGII SULAYM Chapter 2
- GABAYGII SULAYM Chapter 5
- GABAYGII SULAYM Chapter 4
- GABAYGII SULAYM Chapter 3
- GABAYGII SULAYM Chapter 8