GABAYGII SULAYM Chapter 2

For English

Read GABAYGII SULAYM Chapter 2 Online

Read GABAYGII SULAYM Chapter 2 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of GABAYGII SULAYM in the Old Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of GABAYGII SULAYM and the Holy Bible online.

Choose a Chapter

GABAYGII SULAYM 2

Cutub 2

1. Anigu waxaan ahay ubaxnarjiska Shaaroon, Iyo ubaxshooshanka dooxooyinka.

2. Sida ubaxshooshanku qodxanta ku dhex yahay, Ayay taan jeclahayna gabdhaha ku dhex tahay.

3. Sida geedka tufaaxa ahu uu dhirta duurka ku dhex yahay, Ayuu gacaliyahayguna wiilasha ku dhex yahay. Hooskiisaan fadhiistay anigoo aad u faraxsan, Oo midhihiisuna way ila dhadhan macaanaayeen.

4. Wuxuu i keenay guriga diyaafadda, Oo calankiisii i kor sudhnaana wuxuu ahaa jacayl.

5. Sabiib igu quudi, oo tufaax igu noolee, Waayo, anigu caashaq baan la bukaa.

6. Gacantiisa bidix madaxaygay ka hoosaysaa, Oo gacantiisa midigna way igu duuban tahay.

7. Gabdhaha reer Yeruusaalemow, waxaan idinku dhaarinayaa Cawsha iyo deerada duurka Inaydaan jacayl kicin, ama aydaan toosin Ilaa uu doono.

8. Waa kaa codkii gacaliyahaygu! Bal eega, wuu soo socdaa, Isagoo buuraha korkooda ku soo boodboodaya, oo kuraha dushooda ku faclaynaya.

9. Gacaliyahaygu waa sida cawl ama deer qayrab ah oo kale. Bal eega, wuxuu taagan yahay derbigayaga gadaashiisa, Oo daaqadahuu ka soo eegayaa, oo shabagguu ka soo dayayaa.

10. Markaasaa gacaliyahaygii ila hadlay oo wuxuu igu yidhi, Taan jeclahayay, soo kac, taydan qurxoonay i soo raac.

11. Waayo, qabowgii wuu na dhaafay, Oo roobkiina wuu dhammaaday, wuuna qaaday,

12. Ubaxii dhulkuu ka muuqanayaa, Oo wakhtigii shimbirruhu gabyi jireenna waa la gaadhay, Oo codkii qoolleydana dalkayagaa laga maqlayaa.

13. Berduhu midhihiisuu soo bixinayaa, Oo geedaha canabkuna way ubxinayaan, Wayna soo carfayaan. Taan jeclahayay, soo kac, taydan qurxoonay i soo raac.

14. Qoolleydayda qararka dillaacyadooda iyo meelahooda qarsoon ee dalcad ah ku jirta, Bal jaahaaga i tus, oo codkaaga i maqashii, Waayo, codkaagu wuu macaan yahay, oo jaahaaguna wuu surad wacan yahay.

15. Dawacooyinka noo qabta, kuwaasoo ah dawacooyinka yaryar ee beerahayaga canabka ah bi'iya, Waayo, beerahayaga canabka ahu haatan way ubxinayaan.

16. Gacaliyahaygu waa kaygii oo anna tiisii baan ahay. Wuxuu adhigiisa daajinayaa ubaxyada dhexdooda.

17. Ilaa waagu baryo, oo hoosku baabba'o, Gacaliyahaygiiyow, soo noqo, oo ahow sida cawl oo kale, amase sida deer qayrab ah Oo buuraha Beter kor jooga.

About GABAYGII SULAYM Chapter 2

Read GABAYGII SULAYM Chapter 2 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of GABAYGII SULAYM in the Old Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.

Book Information

Book: GABAYGII SULAYM
Chapter: 2
Testament: Old Testament

How to Read this Chapter

Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading GABAYGII SULAYM. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.

https://www.youtube.com/watch?v=rzsT_Q3KLzE

More Resources

Continue Reading the Bible

Continue reading GABAYGII SULAYM Chapter 2 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.

Frequently Asked Questions

What is GABAYGII SULAYM Chapter 2?

GABAYGII SULAYM Chapter 2 is part of the Book of GABAYGII SULAYM in the Holy Bible.

Can I read this chapter online?

Yes. You can read the complete GABAYGII SULAYM Chapter 2 online for free with easy chapter navigation.

More Chapters from Axdigii Hore

  1. YEREMYAAH Chapter 1
  2. YEXESQEEL Chapter 3
  3. YEXESQEEL Chapter 1
  4. YEXESQEEL Chapter 12
  5. YEXESQEEL Chapter 10
  6. YEXESQEEL Chapter 8
  7. YEXESQEEL Chapter 5

Explore More from gabaygii-sulaym

  1. GABAYGII SULAYM Chapter 6
  2. GABAYGII SULAYM Chapter 3
  3. GABAYGII SULAYM Chapter 5
  4. GABAYGII SULAYM Chapter 1
  5. GABAYGII SULAYM Chapter 7
  6. GABAYGII SULAYM Chapter 4
  7. GABAYGII SULAYM Chapter 8

Related Chapters & Readings

  1. MARKOS Chapter 2
  2. ISHACYAAH Chapter 53
  3. AYUUB Chapter 16
  4. FALIMAHA RASUUL Chapter 19
  5. YACQUUB Chapter 1
  6. SABUURRADII Chapter 145
  7. YASHUUCA Chapter 4
Share Your Love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *