Read HOOSHEECA Chapter 3 Online
Read HOOSHEECA Chapter 3 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of HOOSHEECA in the Old Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of HOOSHEECA and the Holy Bible online.
Choose a Chapter
HOOSHEECA 3
Cutub 3
1. Markaasaa Rabbigu igu yidhi, Haddana tag, oo waxaad jeclaataa naag la caashaqo oo dhillo ah, sida Rabbigu u jecel yahay dadka Israa'iil in kastoo ay ilaahyo kale u jeestaan, oo ay jeclaadaan wax sabiib ah.
2. Sidaas daraaddeed iyadaan ku soo iibsaday shan iyo toban xabbadood oo lacag ah, iyo xomeer iyo badh oo shaciir ah.
3. Oo waxaan iyada ku idhi, Waa inaad wakhti dheer ii joogtaa, oo aadan dhilloobin, oo aadan innaba nin kale naagtiis noqon, oo aniguna sidaas oo kalaan kuu ahaan doonaa.
4. Waayo, dadka Israa'iil wakhti dheer bay joogi doonaan boqorla'aan, iyo amiirla'aan, allabarila'aan, iyo tiirla'aan, eefodla'aan, iyo teraafiimla'aan.
5. Oo markaas dabadeedna dadka Israa'iil way soo noqon doonaan, oo waxay doondooni doonaan Rabbiga Ilaahooda ah, iyo Daa'uud oo boqorkooda ah, oo ugu dambaysta ayay cabsi ula iman doonaan Rabbigooda iyo wanaaggiisa.
About HOOSHEECA Chapter 3
Read HOOSHEECA Chapter 3 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of HOOSHEECA in the Old Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.
Book Information
Book: HOOSHEECA
Chapter: 3
Testament: Old Testament
How to Read this Chapter
Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading HOOSHEECA. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.
More Resources
Continue Reading the Bible
Continue reading HOOSHEECA Chapter 3 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.
Frequently Asked Questions
What is HOOSHEECA Chapter 3?
HOOSHEECA Chapter 3 is part of the Book of HOOSHEECA in the Holy Bible.
Can I read this chapter online?
Yes. You can read the complete HOOSHEECA Chapter 3 online for free with easy chapter navigation.
More Chapters from Axdigii Hore
- YEREMYAAH Chapter 1
- YEXESQEEL Chapter 3
- YEXESQEEL Chapter 1
- YEXESQEEL Chapter 24
- YEXESQEEL Chapter 5
- YEXESQEEL Chapter 15
- YEXESQEEL Chapter 4
Explore More from hoosheeca
- HOOSHEECA Chapter 5
- HOOSHEECA Chapter 1
- HOOSHEECA Chapter 12
- HOOSHEECA Chapter 13
- HOOSHEECA Chapter 8
- HOOSHEECA Chapter 4
- HOOSHEECA Chapter 14