Read 2 KORINTOS Chapter 13 Online
Read 2 KORINTOS Chapter 13 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of 2 KORINTOS in the New Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of 2 KORINTOS and the Holy Bible online.
Choose a Chapter
2 KORINTOS 13
Cutub 13
1. Socodkan aan idiin imanayo waa kaygii saddexaad. Laba ama saddex markhaati afkooda ayaa eray walba lagu xaqiiqayn doonaa.
2. Markii horaan idhi, haddana waan leeyahay; sidaan idinku idhi markii labaad oo aan idinla joogay, ayaan haatanna anoo idinka maqan ku leeyahay kuwii hadda ka hor dembaabay iyo inta kale oo dhanba in haddaan mar kale imaado, aanan u tudhayn iyaga,
3. waayo, waxaad doondoonaysaan wax caddeeya in Masiixu iga dhex hadlayo, kan aan xaggiinna ku itaalka yarayn, laakiinse dhexdiinna ku xoogga badan.
4. Waayo, isagoo itaaldaran ayaa iskutallaabta lagu qodbay, laakiin wuxuu ku nool yahay xoogga Ilaah. Annaguba isaga waannu la itaal yar nahay, laakiin isagaannu xaggiinna kula noolaan doonnaa xoogga Ilaah.
5. Isjirraba inaad iimaanka ku jirtaan iyo in kale, oo bal istijaabiya. Oo miyeydnaan is-ogayn in Ciise Masiix idinku jiro haddaydnan ahayn kuwo aan loo bogin?
6. Laakiin waxaan rajaynayaa inaad ogaan doontaan inaannan ahayn kuwo aan loo bogin.
7. Hadda waxaannu Ilaah ka baryaynaa inaydnaan wax shar ah samayn, mana aha inaannu annagu u muuqanno sidii kuwo loo bogay, laakiinse waa inaad idinku samaysaan waxa wanaagsan, in kastoo aannu nahay sidii kuwo aan loo bogin.
8. Waayo, annagu ma samayn karno wax runta ka gees ah, laakiinse waxaannu samayn karnaa wax runta la jira.
9. Waayo, waannu ku faraxnaa markaannu itaal yar nahay, idinkuna aad itaal weyn tihiin. Wax kalena Ilaah baannu ka baryayna oo waa kaamilnimadiinna.
10. Sababtan aawadeed ayaan waxyaalahan u qoray intaan maqnaa, si aanan markaan joogo si adag idiinkula macaamiloon sida amarkii Rabbigu ii siiyey inaan idinku dhiso oo aanan idinku dumin.
11. Ugu dambaysta, walaalayaalow, waxaan idinku leeyahay, Nabadgelyo. Qummanaada, dhiirranaada, isku fikir ahaada, nabad ku jooga, oo Ilaaha jacaylka iyo nabaddu wuu idinla joogi doonaa.
12. Dhunkasho quduus ah midkiinba midka kale ha ku salaamo.
13. Quduusiinta oo dhammi way idin soo salaamayaan.
14. Nimcada Rabbi Ciise Masiix iyo jacaylka Ilaah iyo wehelnimada Ruuxa Quduuska ahu kulligiin ha idinla jireen.
About 2 KORINTOS Chapter 13
Read 2 KORINTOS Chapter 13 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of 2 KORINTOS in the New Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.
Book Information
Book: 2 KORINTOS
Chapter: 13
Testament: New Testament
How to Read this Chapter
Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading 2 KORINTOS. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.
More Resources
Continue Reading the Bible
Continue reading 2 KORINTOS Chapter 13 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.
Frequently Asked Questions
What is 2 KORINTOS Chapter 13?
2 KORINTOS Chapter 13 is part of the Book of 2 KORINTOS in the Holy Bible.
Can I read this chapter online?
Yes. You can read the complete 2 KORINTOS Chapter 13 online for free with easy chapter navigation.
More Chapters from 2-korintos
- 2 KORINTOS Chapter 3
- 2 KORINTOS Chapter 12
- 2 KORINTOS Chapter 7
- 2 KORINTOS Chapter 6
- 2 KORINTOS Chapter 5
- 2 KORINTOS Chapter 10
- 2 KORINTOS Chapter 8
Explore More from Axdiga Cusub
- GALATIYA Chapter 2
- CIBRAANIYADA Chapter 12
- MARKOS Chapter 15
- 1 BUTROS Chapter 2
- CIBRAANIYADA Chapter 8
- TIITOS Chapter 1
- MUUJINTII Chapter 12