CIBRAANIYADA Chapter 8

For English

Read CIBRAANIYADA Chapter 8 Online

Read CIBRAANIYADA Chapter 8 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of CIBRAANIYADA in the New Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of CIBRAANIYADA and the Holy Bible online.

Choose a Chapter

CIBRAANIYADA 8

Cutub 8

1. Waxyaalihii la yidhi wixii ugu muhimsanaa waa kan, Waxaynu leennahay wadaad sare oo caynkaas ah, kan fadhiistay midigta carshiga Weynaha jannooyinka ku jira,

2. kan u adeega waxyaalaha quduuska ah iyo taambuugga runta ah ee Rabbigu dhisay oo aan dad dhisin.

3. Waayo, wadaad kasta oo sare waxaa loo doortay inuu hadiyado iyo allabaryo bixiyo, sidaas daraaddeed waa lagamamaarmaan in wadaadkan sarena haysto wax uu bixiyo.

4. Haddaba hadduu dhulka joogi lahaa, wadaad ma uu ahaadeen, maxaa yeelay, waxaa jira kuwa hadiyado u bixiya sida sharcigu leeyahay;

5. kuwa u adeega waxa ah u-ekaanta iyo hooska waxyaalaha jannada, sidii Muuse loogu digay kolkuu ku dhowaa inuu taambuugga sameeyo. Waayo, wuxuu yidhi, Aad ugu fiirso inaad wax walba u samayso siduu ahaa u-ekaanshihii buurta lagugu tusay.

6. Laakiin haatan wuxuu helay shuqul aad uga wanaagsan siduu u yahay dhexdhexaadiyaha axdiga ka wanaagsan ee lagu dhisay ballamo ka wanaagsan.

7. Waayo, haddii axdigii hore uusan eed lahayn, mid labaad meella looma dooneen.

8. Wuxuu yidhi, isagoo iyaga eedaynaya, Bal eega, maalmihii waa imanayaan, ayaa Rabbigu leeyahay, Oo anigu axdi cusub baan la dhigan doonaa reer Israa'iil iyo reer Yahuudah;

9. Oo aan ahayn axdigii aan awowayaashood la dhigtay oo kale Maalintii aan iyaga gacanta qabtay inaan ka kaxeeyo dalka Masar, Waayo, iyagu kuma ay sii socon axdigaygii, Aniguna farahaan ka qaaday, ayaa Rabbigu leeyahay.

10. Waayo, kanu waa axdiga aan la dhigan doono reer Israa'iil Maalmahaas dabadood, ayaa Rabbigu leeyahay; Qaynuunnadayda waxaan gelin doonaa maankooda, Qalbigoodana waan ku qori doonaa, Oo Ilaah baan u ahaan doonaa, Iyaguna dad bay ii ahaan doonaan;

11. Oo iyagu ma bari doonaan mid walba deriskiisa Iyo mid walba walaalkiis, iyagoo leh, Rabbiga garo, Waayo, kulli way i garan doonaan, Kan ugu yar ilaa kan ugu weyn.

12. Waayo, iyagoo xaqdaran baan u naxariisan doonaa, Dembiyadoodana kol dambe ma xusuusan doono.

13. Kolkuu yidhi, Axdi cusub, ayuu kii hore duug ka dhigay. Laakiin kan duugoobayaa oo gaboobayaa wuxuu u dhow yahay inuu libdho.

About CIBRAANIYADA Chapter 8

Read CIBRAANIYADA Chapter 8 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of CIBRAANIYADA in the New Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.

Book Information

Book: CIBRAANIYADA
Chapter: 8
Testament: New Testament

How to Read this Chapter

Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading CIBRAANIYADA. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.

https://www.youtube.com/watch?v=rzsT_Q3KLzE

More Resources

Continue Reading the Bible

Continue reading CIBRAANIYADA Chapter 8 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.

Frequently Asked Questions

What is CIBRAANIYADA Chapter 8?

CIBRAANIYADA Chapter 8 is part of the Book of CIBRAANIYADA in the Holy Bible.

Can I read this chapter online?

Yes. You can read the complete CIBRAANIYADA Chapter 8 online for free with easy chapter navigation.

More Chapters from Axdiga Cusub

  1. MARKOS Chapter 5
  2. MARKOS Chapter 1
  3. MARKOS Chapter 2
  4. MARKOS Chapter 10
  5. MARKOS Chapter 4
  6. MARKOS Chapter 12
  7. MARKOS Chapter 11

Explore More from cibraaniyada

  1. CIBRAANIYADA Chapter 1
  2. CIBRAANIYADA Chapter 6
  3. CIBRAANIYADA Chapter 13
  4. CIBRAANIYADA Chapter 7
  5. CIBRAANIYADA Chapter 2
  6. CIBRAANIYADA Chapter 10
  7. CIBRAANIYADA Chapter 9

Related Chapters & Readings

  1. TIRINTII Chapter 17
  2. AYUUB Chapter 34
  3. SABUURRADII Chapter 116
  4. SEFANYAAH Chapter 3
  5. FALIMAHA RASUUL Chapter 10
  6. ESTEER Chapter 1
  7. ISHACYAAH Chapter 36
Share Your Love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *