Read MUUJINTII Chapter 10 Online
Read MUUJINTII Chapter 10 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of MUUJINTII in the New Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of MUUJINTII and the Holy Bible online.
Choose a Chapter
MUUJINTII 10
Cutub 10
1. Oo haddana waxaan arkay malaa'ig kale oo xoog weyn oo samada ka soo degaysa, iyadoo daruur huwan, madaxeedana waxaa saarnaa qaansoroobaad, wejigeeduna wuxuu u ekaa qorraxda oo kale, cagaheeduna waxay u ekaayeen tiirar dab ah,
2. oo gacanteedana waxay ku haysatay buug yar oo furan. Oo cagteedii midig waxay saartay badda, teedii bidixdana waxay saartay dhulka,
3. oo markaasay ku dhawaaqday cod weyn oo u eg libaax ciyaya, oo markay qaylisay ayaa toddobadii onkodba onkodeen.
4. Oo markii toddobadii onkod onkodeen, waxaan ku dhowaa inaan wax qoro; markaasaan maqlay cod samada ka leh, Shaabad ku xidh waxyaalaha toddobada onkod ay ku onkodeen, oo ha qorin.
5. Markaasaa malaa'igtii aan arkay oo ku taagnayd badda iyo dhulka ayaa gacanteedii midig samada kor ugu taagtay,
6. oo inaan wakhti mar dambe jirayn ayay ugu dhaaratay kan weligiis iyo weligiisba nool, oo abuuray samada iyo waxyaalaha ku dhex jira, iyo dhulka iyo waxyaalaha ku dhex jira, iyo badda iyo waxyaalaha ku dhex jiraba.
7. Laakiinse wakhtiga codka malaa'igta toddobaad markay ku dhow dahay inay ka dhawaajiso ayaa waxaa dhammaan doona qarsoodiga Ilaah siduu ugu bishaareeyey nebiyadii addoommadiisa ahaa.
8. Oo haddana waxaan mar kale maqlay codkii aan samada ka maqlay oo igu leh, Tag oo qaado buugga furan oo ku jira gacanta malaa'igta ku taagan badda iyo dhulka.
9. Markaasaan malaa'igtii u tegey, oo waxaan ku idhi, Buugga yar i sii. Markaasay igu tidhi, Qaado oo cun; oo wuxuu calooshaada ka dhigi doonaa qadhaadh, laakiin intuu afkaaga ku jiro wuxuu u macaanaan doonaa sida malab oo kale.
10. Markaasaan buuggii yaraa ka qaatay malaa'igta gacanteedii, waanan cunay, oo intuu afkayga ku jiray wuxuu u macaanaa sida malab oo kale; oo markii aan cunay ayaa calooshaydii qadhaadh noqotay.
11. Oo iyana waxay igu tidhi. Waa inaad mar kale wax ka sii sheegtid dad badan iyo quruumo badan iyo afaf badan iyo boqorro badan.
About MUUJINTII Chapter 10
Read MUUJINTII Chapter 10 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of MUUJINTII in the New Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.
Book Information
Book: MUUJINTII
Chapter: 10
Testament: New Testament
How to Read this Chapter
Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading MUUJINTII. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.
More Resources
Continue Reading the Bible
Continue reading MUUJINTII Chapter 10 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.
Frequently Asked Questions
What is MUUJINTII Chapter 10?
MUUJINTII Chapter 10 is part of the Book of MUUJINTII in the Holy Bible.
Can I read this chapter online?
Yes. You can read the complete MUUJINTII Chapter 10 online for free with easy chapter navigation.
More Chapters from Axdiga Cusub
- MARKOS Chapter 5
- MARKOS Chapter 1
- MARKOS Chapter 2
- MARKOS Chapter 12
- MARKOS Chapter 10
- MARKOS Chapter 4
- MARKOS Chapter 11
Explore More from muujintii
- MUUJINTII Chapter 16
- MUUJINTII Chapter 20
- MUUJINTII Chapter 22
- MUUJINTII Chapter 4
- MUUJINTII Chapter 12
- MUUJINTII Chapter 11
- MUUJINTII Chapter 13