1 KORINTOS Chapter 2

For English

Read 1 KORINTOS Chapter 2 Online

Read 1 KORINTOS Chapter 2 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of 1 KORINTOS in the New Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of 1 KORINTOS and the Holy Bible online.

Choose a Chapter

1 KORINTOS 2

Cutub 2

1. Walaalayaalow, anna markaan idiin imid, lama iman hadal wanaaggiis ama xigmad, anoo idinku wacdiyaya maraggii laga furay Ilaah,

2. waayo, waxaan goostay inaanan waxba dhexdiinna ka ogaan Ciise Masiix oo ah kan iskutallaabta lagu qodbay maahee.

3. Oo waxaan idinkula joogay itaaldarro, iyo cabsi, iyo gariir badan.

4. Laakiin hadalkayga iyo wacdigayga kuma aan hadlin hadallo sasabasho iyo xigmad ah, laakiin waxaan ku hadlay tusidda Ruuxa iyo xoogga,

5. inaan rumaysadkiinnu ku tiirsanaan xigmadda dadka, laakiin inuu xoogga Ilaah ku tiirsanaado.

6. Waxaannu xigmadda kula hadallaa kuwa garashadu ku dhan tahay, taasoo aan ahayn xigmadda wakhtigan, oo aan ahayn xigmadda madaxda wakhtigan oo ah kuwa la baabbi'in doono;

7. laakiin qarsoonaan ayaannu ugu hadallaa xigmadda Ilaah oo la qariyey, oo Ilaah dunida horteed ka dhigay ammaanteenna aawadeed,

8. tan madaxda wakhtigan midkoodna aanu garanaynin, waayo, hadday garan lahaayeen, iskutallaabta kuma ay qodbeen Rabbiga ammaanta,

9. laakiin sida qoran, Waxyaalo aanay ishu arkin, oo aanay dhegtu maqlin, Oo aan qalbiga dadka gelin, Wax kastoo ay yihiinba, Ilaah baa u diyaariyey kuwa isaga jecel.

10. Innagase Ilaah baa inoogu muujiyey Ruuxa, waayo, Ruuxu wuxuu baadhaa wax kasta, xataa waxyaalaha hoos u dhaadheer oo Ilaah.

11. Waayo, dadka dhexdood yaa garanaya nin waxyaalihiisa, ruuxa ninka ku jira mooyaane? Sidaas oo kalena ninna garan maayo waxyaalaha Ilaah, Ruuxa Ilaah mooyaane.

12. Laakiin innagu ma aynu helin ruuxa dunida laakiinse Ruuxa Ilaah ka yimid, inaynu garanno waxyaalaha uu Ilaah nimco ahaan inoo siiyey.

13. Waxyaalahaasna ayaannu ku hadalnaa, kumase hadalno hadallo la baro ee ah xigmadda dadka, laakiin waxa Ruuxu baro, annaga oo waxyaalaha ruuxa ah ku simayna waxyaalaha ruuxa ah.

14. Ninka nafta raacaa ma aqbalo waxyaalaha Ruuxa Ilaah, waayo, nacasnimo bay u yihiin, mana garan karo, maxaa yeelay, ruuxa ayaa lagu imtixaamaa.

15. Kii ruuxa raacaa wax walbuu imtixaamaa, laakiinse isaga qudhiisa ninna ma imtixaamo.

16. Waayo, yaa gartay maanka Rabbiga inuu wax baro isaga? Laakiin annagu waxaannu leennahay maanka Ciise.

About 1 KORINTOS Chapter 2

Read 1 KORINTOS Chapter 2 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of 1 KORINTOS in the New Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.

Book Information

Book: 1 KORINTOS
Chapter: 2
Testament: New Testament

How to Read this Chapter

Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading 1 KORINTOS. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.

https://www.youtube.com/watch?v=rzsT_Q3KLzE

More Resources

Continue Reading the Bible

Continue reading 1 KORINTOS Chapter 2 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.

Frequently Asked Questions

What is 1 KORINTOS Chapter 2?

1 KORINTOS Chapter 2 is part of the Book of 1 KORINTOS in the Holy Bible.

Can I read this chapter online?

Yes. You can read the complete 1 KORINTOS Chapter 2 online for free with easy chapter navigation.

More Chapters from 1 Korintos

  1. 1 KORINTOS Chapter 11
  2. 1 KORINTOS Chapter 5
  3. 1 KORINTOS Chapter 4
  4. 1 KORINTOS Chapter 1
  5. 1 KORINTOS Chapter 14
  6. 1 KORINTOS Chapter 7
  7. 1 KORINTOS Chapter 12

Explore More from Axdiga Cusub

  1. LUUKOS Chapter 18
  2. FALIMAHA RASUUL Chapter 18
  3. YOOXANAA Chapter 11
  4. KOLOSAY Chapter 2
  5. YOOXANAA Chapter 16
  6. 1 KORINTOS Chapter 10
  7. 1 BUTROS Chapter 3

Related Chapters & Readings

  1. SAMUU’EEL LABAA Chapter 11
  2. TAARIIKHDII KOW Chapter 3
  3. SHARCIGA KUNOQO Chapter 6
  4. LAAWIYIINTII Chapter 8
  5. ISHACYAAH Chapter 28
  6. MUUJINTII Chapter 7
  7. YEXESQEEL Chapter 9
Share Your Love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *