KOLOSAY Chapter 4

For English

Read KOLOSAY Chapter 4 Online

Read KOLOSAY Chapter 4 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of KOLOSAY in the New Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of KOLOSAY and the Holy Bible online.

Choose a Chapter

KOLOSAY 4

Cutub 4

1. Sayidyadow, addoommadiinna siiya waxa xaqa ah oo u qalma, idinkoo garanaya inaad jannada Sayid ku leedihiin.

2. Haddaba baryada ku sii adkaada, idinkoo ku soo jeeda oo mahadnaqaya.

3. Oo weliba annagana noo soo duceeya in Ilaah noo furo albaabka hadalka, si aannu uga hadalno qarsoodiga Masiixa, kaas oo aan u xidhnahay;

4. inaan u muujiyo, sida igu waajibka ah inaan uga hadlo.

5. Kuwa dibadda jooga xaggooda xigmad ku socda, oo wakhtiga ku faa'iidaysta.

6. Mar kasta hadalkiinnu nimco ha lahaado isagoo cusbo lagu daray, inaad ogaataan sida idinku waajibka ah inaad mid kasta ugu jawaabtaan.

7. Axwaalkayga oo dhan waxaa idiin sheegi doona walaalkeen Tukhikos oo ah gacaliye iyo midiidin aamin ah oo addoon ila ah xagga Rabbiga.

8. Isagaan idiinku soo diray sababtan daraaddeed, inaad ogaataan axwaalkayaga iyo inuu qalbiyadiinna dhiirrigeliyo,

9. oo weliba waxaan isaga la soo diray walaalkeen Oneesimos, kaas oo ah mid aamin ah iyo gacaliye, oo idinka mid ah. Iyagu waxay idiinka warrami doonaan waxa meeshan ka dhacay oo dhan.

10. Waxaa idin soo salaamaya Aristarkhos oo ila xidhan, iyo Markos oo Barnabas abti u yahay, kaas oo wax isaga ku saabsan laydinku amray; hadduu idiin yimaado aqbala.

11. Weliba waxaa idin soo salaamaya Ciise oo la yidhaahdo Yuustos. Kuwaas oo ka mid ah kuwa gudan ayaa ah kuwa keliya oo iila shaqeeya boqortooyada Ilaah, iyagoo ii noqday kuwo i dhiirrigeliyey.

12. Waxaa kaloo idin soo salaamaya Ebafras, oo idinka mid ah, oo ah addoonkii Ciise Masiix. Kol kastaba baryadiisa ayuu idiinku dadaalaa inaad istaagtaan, idinkoo kaamil ah oo aad u huba doonista Ilaah oo dhan.

13. Waxaan ugu markhaati furayaa inuu u hawshoodo idinka aawadiin iyo kuwa La'odikiya jooga iyo kuwa Hi'erabolis jooga aawadood.

14. Waxaa idin soo salaamaya Luukos oo ah gacaliyaha dakhtarkaa iyo Deemaas.

15. Walaalaha La'odikiya jooga iyo Numfas, iyo kiniisadda gurigiisa ku jirta nagu salaama.

16. Warqaddan markii laydinka dhex akhriyo, haddana ha laga dhex akhriyo kiniisadda reer La'odikiya, oo idinkuna akhrista warqadda aad La'odikiya ka heli doontaan.

17. Oo Arkhibbos waxaad ku tidhaahdaan, Adeegiddii xagga Rabbiga oo aad heshay, ku dadaal inaad dhammaysid.

18. Anigoo Bawlos ah ayaa salaantan gacantayda ku qoraya. Xusuusta xidhnaantayda. Nimco ha idinla jirto.

About KOLOSAY Chapter 4

Read KOLOSAY Chapter 4 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of KOLOSAY in the New Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.

Book Information

Book: KOLOSAY
Chapter: 4
Testament: New Testament

How to Read this Chapter

Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading KOLOSAY. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.

https://www.youtube.com/watch?v=rzsT_Q3KLzE

More Resources

Continue Reading the Bible

Continue reading KOLOSAY Chapter 4 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.

Frequently Asked Questions

What is KOLOSAY Chapter 4?

KOLOSAY Chapter 4 is part of the Book of KOLOSAY in the Holy Bible.

Can I read this chapter online?

Yes. You can read the complete KOLOSAY Chapter 4 online for free with easy chapter navigation.

More Chapters from Axdiga Cusub

  1. MATAYOS Chapter 1
  2. MATAYOS Chapter 5
  3. MATAYOS Chapter 16
  4. MATAYOS Chapter 6
  5. MATAYOS Chapter 14
  6. MATAYOS Chapter 10
  7. MATAYOS Chapter 15

Explore More from kolosay

  1. KOLOSAY Chapter 2
  2. KOLOSAY Chapter 1
  3. KOLOSAY Chapter 3

Related Chapters & Readings

  1. BILOWGII Chapter 19
  2. TAARIIKHDII LAB Chapter 7
  3. GABAYGII SULAYM Chapter 5
  4. 1 BUTROS Chapter 5
  5. CESRAA Chapter 3
  6. FALIMAHA RASUUL Chapter 14
  7. ISHACYAAH Chapter 36
Share Your Love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *