2 TESALONIIKA Chapter 1

For English

Read 2 TESALONIIKA Chapter 1 Online

Read 2 TESALONIIKA Chapter 1 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of 2 TESALONIIKA in the New Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of 2 TESALONIIKA and the Holy Bible online.

Choose a Chapter

2 TESALONIIKA 1

Cutub 1

1. Annagoo ah Bawlos iyo Silwanos iyo Timoteyos waxaannu warqaddan u qoraynaa dadka Tesaloniika kiniisaddooda oo ku jirta Ilaaha Aabbaha ah iyo Rabbi Ciise Masiix.

2. Nimco ha idinla jirto iyo nabad ka timaada Ilaaha Aabbaha ah iyo Rabbi Ciise Masiix.

3. Waxaa nagu waajib ah, walaalayaalow, inaannu mar walba aawadiin Ilaah ugu mahadnaqno, sida noo eg, maxaa yeelay, rumaysadkiinnu aad buu u kordhayaa, jacaylka aad kulligiin isu qabtaanna waa badnaanayaa.

4. Sidaas daraaddeed waxaannu idinku faannaa kiniisadaha Ilaah dhexdooda, waana dulqaadashadiinna iyo rumaysadkiinna aad ku dhex leedihiin silecyada iyo dhibaatooyinka aad u adkaysataan oo dhan.

5. Taasu waxay muujisaa xukunka xaqa ah ee Ilaah, in laydinku tiriyo kuwo istaahila boqortooyada Ilaah, tan aad daraaddeed u xanuunsataan.

6. Waayo, xagga Ilaah waa xaq inuu dhib ugu abaalgudo kuwa idin dhiba,

7. iyo inuu kuwiinna la dhibay nala kiin nasiyo markii Rabbi Ciise samada ka muuqdo, isagoo wata malaa'igaha xooggiisa

8. oo dab ololaya ku jira, oo ka aargudanaya kuwa aan Ilaah aqoon iyo kuwa aan addeecin injiilka Rabbigeenna Ciise Masiix.

9. Waxaa lagu ciqaabi doonaa halaag weligiis ah, oo waxaa laga gooyn doonaa Rabbiga hortiisa iyo ammaanta xooggiisa,

10. markuu yimaado maalintaas in isaga lagu ammaano quduusiintiisa oo lagula yaabo kuwii rumaystay oo dhan, maxaa yeelay, markhaatifurkayagii aan idiin sheegnay waa la rumaystay.

11. Sababtaas daraaddeed mar walba waannu idiin ducaynaa in Ilaaheen idinka dhigo kuwa istaahila yeedhistiisa oo uu xoog ku dhammeeyo doonis kasta oo wanaag ah iyo shuqulka rumaysadka,

12. in magaca Rabbi Ciise dhexdiinna lagu ammaano, idinkana in laydinku dhex ammaano isaga, sida nimcada Ilaaheenna iyo Rabbi Ciise Masiix ay tahay.

About 2 TESALONIIKA Chapter 1

Read 2 TESALONIIKA Chapter 1 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of 2 TESALONIIKA in the New Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.

Book Information

Book: 2 TESALONIIKA
Chapter: 1
Testament: New Testament

How to Read this Chapter

Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading 2 TESALONIIKA. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.

https://www.youtube.com/watch?v=rzsT_Q3KLzE

More Resources

Continue Reading the Bible

Continue reading 2 TESALONIIKA Chapter 1 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.

Frequently Asked Questions

What is 2 TESALONIIKA Chapter 1?

2 TESALONIIKA Chapter 1 is part of the Book of 2 TESALONIIKA in the Holy Bible.

Can I read this chapter online?

Yes. You can read the complete 2 TESALONIIKA Chapter 1 online for free with easy chapter navigation.

More Chapters from 2 Tesaloniika

  1. 2 TESALONIIKA Chapter 2
  2. 2 TESALONIIKA Chapter 3

Explore More from Axdiga Cusub

  1. YOOXANAA Chapter 12
  2. FALIMAHA RASUUL Chapter 10
  3. 2 KORINTOS Chapter 7
  4. LUUKOS Chapter 18
  5. MUUJINTII Chapter 4
  6. MATAYOS Chapter 5
  7. LUUKOS Chapter 24

Related Chapters & Readings

  1. WACDIYAHII Chapter 1
  2. CIBRAANIYADA Chapter 7
  3. BOQORRADII LABA Chapter 13
  4. SABUURRADII Chapter 95
  5. ISHACYAAH Chapter 58
  6. SABUURRADII Chapter 18
  7. YEXESQEEL Chapter 26
Share Your Love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *