3 YOOXANAA Chapter 1

For English

Read 3 YOOXANAA Chapter 1 Online

Read 3 YOOXANAA Chapter 1 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of 3 YOOXANAA in the New Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of 3 YOOXANAA and the Holy Bible online.

Choose a Chapter

1

3 YOOXANAA 1

Cutub 1

1. Anigoo odayga ah waxaan warqaddan u qorayaa gacaliye Gayos oo aan runta ku jeclahay.

2. Gacaliyow, waxaan kuugu duceeyaa inaad wax kasta ku liibaantid oo aad caafimaad qabtid siday naftaadu u liibaansan tahay.

3. Waayo, aad baan ugu farxay markii walaalo yimaadeen oo ka markhaati fureen runtaada iyo sidaad runta ugu socotid.

4. Ma lihi farxad tan iiga weyn inaan maqlo in carruurtaydu ay runta ku socdaan.

5. Gacaliyow, aaminnimaad ku samaysaa shuqul kasta oo aad u samaysid walaalaha iyo shisheeyahaba.

6. Iyagu jacaylkaagay kiniisadda horteeda kaga markhaati fureen. Wanaag baad samayn lahayd haddii aad iyaga u ambabbixisid sida Ilaah istaahilo;

7. maxaa yeelay, magiciisa aawadiis ayay u ambabbexeen iyagoo aan waxba ka qaadan dadka aan Yuhuudda ahayn.

8. Sidaas daraaddeed waxaa inagu waajib ah inaynu kuwaas oo kale soo dhowayno, si aynu u noqonno kuwa runta kala wada shaqeeya iyaga.

9. Wax baan kiniisadda u soo qoray, laakiinse Diyotrefees oo jecel inuu iyaga ka sarreeyo, na aqbali maayo.

10. Sidaas daraaddeed, haddaan imaado, waxaan xusuusin doonaa shuqulladiisa uu sameeyo isagoo hadallo xunxun nagu shubaya. Taasu kuma filla isaga, mana aqbalo walaalaha, kuwii aqbali lahaana wuu u diidaa, kiniisaddana wuu ka eryaa.

11. Gacaliyow, ha ku dayan waxa sharka ah, laakiinse ku dayo waxa wanaagsan. Ka samafalaa waa ku Ilaah, ka shar falaase Ilaah ma uu arkin.

12. Dadka oo dhammu way u markhaati furaan Deemeetriyos, runta qudheedu way u markhaati furtaa, annaguna waannu u markhaati furnaa, waanad og tahay in markhaatifurkayagu run yahay.

13. Waxaan hayay waxyaalo badan oo aan kuu soo qoro, laakiinse dooni maayo inaan qalin iyo khad kuugu soo qoro.

14. Laakiin waxaan rajaynayaa inaan dhowaan ku arko, oo aynu afkeenna iskula hadli doonno. Nabadu ha kula jirto. Saaxiibbadii way ku soo salaamayaan. Saaxiibbada igu salaan mid kasta intaad magiciisa ugu yeedhid.

About 3 YOOXANAA Chapter 1

Read 3 YOOXANAA Chapter 1 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of 3 YOOXANAA in the New Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.

Book Information

Book: 3 YOOXANAA
Chapter: 1
Testament: New Testament

How to Read this Chapter

Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading 3 YOOXANAA. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.

https://www.youtube.com/watch?v=rzsT_Q3KLzE

More Resources

Continue Reading the Bible

Continue reading 3 YOOXANAA Chapter 1 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.

Frequently Asked Questions

What is 3 YOOXANAA Chapter 1?

3 YOOXANAA Chapter 1 is part of the Book of 3 YOOXANAA in the Holy Bible.

Can I read this chapter online?

Yes. You can read the complete 3 YOOXANAA Chapter 1 online for free with easy chapter navigation.

More Chapters from 3 Yooxanaa

Explore More from Axdiga Cusub

  1. 2 KORINTOS Chapter 5
  2. 1 TESALONIIKA Chapter 3
  3. FALIMAHA RASUUL Chapter 6
  4. ROOMA Chapter 3
  5. GALATIYA Chapter 1
  6. EFESOS Chapter 6
  7. FALIMAHA RASUUL Chapter 25

Related Chapters & Readings

  1. SABUURRADII Chapter 77
  2. YEREMYAAH Chapter 15
  3. WACDIYAHII Chapter 7
  4. TAARIIKHDII LAB Chapter 22
  5. LAAWIYIINTII Chapter 13
  6. ISHACYAAH Chapter 40
  7. AYUUB Chapter 15
Share Your Love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *