2 TIMOTEYOS Chapter 4

For English

Read 2 TIMOTEYOS Chapter 4 Online

Read 2 TIMOTEYOS Chapter 4 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of 2 TIMOTEYOS in the New Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of 2 TIMOTEYOS and the Holy Bible online.

Choose a Chapter

2 TIMOTEYOS 4

Cutub 4

1. Waxaan kugu amrayaa Ilaah hortiis iyo Ciise Masiix oo xukumi doona kuwa nool iyo kuwii dhintayba hortiisa, oo waxaan kaloo kugu amrayaa muuqashadiisa iyo boqortooyadiisa,

2. inaad hadalka dadka ku wacdido. Wakhti wanaagsan iyo wakhti xunba ku dadaal, oo canaano, oo hagaaji, oo waani, adigoo dulqaadanaya oo wax baraya.

3. Waayo, waxaa iman doona wakhti aan dadku u adkaysan doonin cilmiga runta ah, laakiinse iyagoo dheguhu cuncunayaan ayay waxay u urursan doonaan macallimiin siday damcaan;

4. oo dhegahooday runta ka leexin doonaan, oo waxay u jeedin doonaan sheekooyin.

5. Laakiinse adigu mar kasta digtoonow, oo dhibta u adkayso, oo shuqulka wacdiyaha qabo, oo adeegiddaada dhammee.

6. Waayo, haatan allabari ahaan baa lay bixinayaa, oo wakhtigii aan tegi lahaa waa yimid.

7. Dagaalkii wanaagsanaa waan dagaallamay, oo tartankii waan dhammeeyey, iimaankiina waan dhawray.

8. Haddaba waxaa la ii dhigay taajkii xaqnimada oo Rabbiga ah xaakinka xaqa ahu i siin doono maalintaas; oo keligayna ima siin doono, laakiin kuwa muuqashadiisa jecel oo dhanna wuu siin doonaa.

9. Ku dadaal inaad dhaqso iigu timaadid;

10. waayo, Deemaas intuu dunidan haatan la joogo jeclaaday ayuu iga tegey, oo wuxuu aaday Tesaloniika; Kereeskeesna wuxuu aaday Galatiya; Tiitosna wuxuu aaday Dalmatiya.

11. Haatan Luukos oo keliya ayaa ila jooga. Markos soo kaxee oo ha ku soo raaco; waayo, waxtar buu igu leeyahay xagga adeegidda.

12. Laakiinse Tukhikos waxaan u diray Efesos.

13. Markaad soo kacdid ii soo qaad shuluggayga aan kaga tegey Karbos oo Taroo'as jooga, buwaagtiina ii soo qaad khusuusan idiinta wax lagu qoro.

14. Aleksanderos, kii naxaasta tumi jiray, wax xun oo badan buu ii yeelay; Rabbigu wuxuu ugu abaalgudi doonaa sidii camalladiisu ahaayeen.

15. Adiguna iska jir isaga, waayo, aad buu hadalkayaga u hor joogsaday.

16. Isdaafacaaddaydii hore ninna isma kay garab taagin, laakiinse kulli waa layga wada tegey. Taas yaan dushooda laga dhigin.

17. Laakiinse Rabbiga ayaa iskay garab taagay, oo xoog i siiyey, inaan farriinta dadka oo dhan wada gaadhsiiyo oo ay dadka aan Yuhuudda ahayn wada maqlaan; oo waxaa layga samatabbixiyey afkii libaaxa.

18. Oo Rabbiguna wuu iga samatabbixin doonaa shuqul kasta oo shar ah, oo wuxuu igu nabad gelin doonaa boqortooyadiisa jannada ah. Isaga ammaanu ha u ahaato weligiis iyo weligiis. Aamiin.

19. Igu salaan Bariska iyo Akula iyo reerkii Oneesiforos.

20. Erastos wuxuu ku hadhay Korintos; laakiinse Torofimos oo buka ayaan Mileetos uga soo kacay.

21. Ku dadaal inaad wakhtiga qabowga hortiis ii timaadid. Waxaa ku soo salaamaya Yubulos iyo Budees iyo Liinos iyo Kalawdiya iyo walaalaha oo dhan.

22. Rabbigu ruuxaaga ha la jiro. Nimcona ha kula jirto. Aamiin.

About 2 TIMOTEYOS Chapter 4

Read 2 TIMOTEYOS Chapter 4 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of 2 TIMOTEYOS in the New Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.

Book Information

Book: 2 TIMOTEYOS
Chapter: 4
Testament: New Testament

How to Read this Chapter

Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading 2 TIMOTEYOS. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.

https://www.youtube.com/watch?v=rzsT_Q3KLzE

More Resources

Continue Reading the Bible

Continue reading 2 TIMOTEYOS Chapter 4 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.

Frequently Asked Questions

What is 2 TIMOTEYOS Chapter 4?

2 TIMOTEYOS Chapter 4 is part of the Book of 2 TIMOTEYOS in the Holy Bible.

Can I read this chapter online?

Yes. You can read the complete 2 TIMOTEYOS Chapter 4 online for free with easy chapter navigation.

More Chapters from 2-timoteyos

  1. 2 TIMOTEYOS Chapter 1
  2. 2 TIMOTEYOS Chapter 3
  3. 2 TIMOTEYOS Chapter 2

Explore More from Axdiga Cusub

  1. YOOXANAA Chapter 7
  2. 2 KORINTOS Chapter 6
  3. EFESOS Chapter 2
  4. LUUKOS Chapter 14
  5. 2 KORINTOS Chapter 5
  6. MATAYOS Chapter 12
  7. MARKOS Chapter 2

Related Chapters & Readings

  1. FALIMAHA RASUUL Chapter 20
  2. TIRINTII Chapter 30
  3. 2 KORINTOS Chapter 13
  4. SAMUU’EEL LABAA Chapter 19
  5. BAXNIINTII Chapter 18
  6. AYUUB Chapter 23
  7. LUUKOS Chapter 1
Share Your Love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *