WACDIYAHII Chapter 12

For English

Read WACDIYAHII Chapter 12 Online

Read WACDIYAHII Chapter 12 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of WACDIYAHII in the Old Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of WACDIYAHII and the Holy Bible online.

Choose a Chapter

WACDIYAHII 12

Cutub 12

1. Haddaba wakhtiga dhallinyaranimadaada Abuurahaaga xusuuso intaan maalmaha xumu kuu iman, ama ayan kuu soo dhowaan sannadaha aad odhan doonto, Sannadahan kuma istareexo,

2. iyo intaan qorraxda, iyo iftiinka, iyo dayaxa, iyo xiddiguhuba ay wada madoobaan, ama intaan daruuruhu roobka ka daba noqon,

3. iyo inta kuwa guriga dhawraa ay gariiraan, oo nimanka xoogga badanuna ay soo gotaan, oo kuwa wax shiidaana ay tiradooda yar aawadeed shuqulka u joojiyaan, oo kuwa daaqadaha wax ka fiiriyaana ay madoobaadaan,

4. iyo inta albaabbada jidadka lagu xidho, iyo inta sanqadha shiididdu ay gaaban tahay, oo shimbirta cideeda lagu tooso, oo gabdhaha muusikaduna ay wada taag darnaadaan.

5. Waxa sarreeya ayay ka baqi doonaan, oo jidadka dhexdoodana waxyaalo cabsi ah ayaa jiri doona, oo geedka yicibtu waa ubxin doonaa, oo koronkorraduna way isculaysin doonaan, oo damacuna wuu baabbi'i doonaa, maxaa yeelay, binu-aadmigu wuxuu tagaa hoygiisa daa'imka ah, oo kuwa baroortaana jidadkay warwareegaan.

6. Abuurahaaga xusuuso intaan xadhigga lacagta ahu kala go'in, ama aan maddiibadda dahabka ahu kala jabin, ama aan jalxaddu isha biyeed agteeda ku burburin, ama aan giraangirta ceelku jabin,

7. iyo intaan ciiddu dhulka ku noqon siday horeba ahayd, oo ruuxuna ku noqon Ilaahii horeba siiyey.

8. Wacdiyuhu wuxuu leeyahay, Waa wax aan waxba tarayn, wax waluba waa wax aan waxba tarayn.

9. Oo haddana wacdiyuhu xigmad buu lahaa, oo weliba dadkuu aqoon baray. Wuxuu aad uga fikiray, oo baadhay, oo isku hagaajiyey maahmaahyo badan.

10. Wacdiyuhu wuxuu doonay inuu soo helo erayo la aqbalo iyo wixii si qumman loo qoray oo ahaa hadal run ah.

11. Erayada kuwa xigmadda lahu waa sida wax wax muda oo kale, oo maahmaahyada la soo ururshayna waa sida musmaarro la adkeeyey; adhijir qudha ayaa bixiyey.

12. Oo weliba, wiilkaygiiyow, waxyaalahan ku waano qaado. Buugag badan samayntoodu innaba dhammaad ma leh, oo waxbarashada badanuna jidhkay daalisaa.

13. Xaalkan soo koobiddiisii waa tan. Waa la wada maqlay. Ilaah ka cabso, oo amarradiisana dhawr, waayo, taasu waa waxa binu-aadmiga oo dhan u gudboon.

14. Waayo, Ilaah wuu xukumi doonaa shuqul kasta, iyo wax kasta oo qarsoon, ha fiicnaadeen ama ha xumaadeene.

About WACDIYAHII Chapter 12

Read WACDIYAHII Chapter 12 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of WACDIYAHII in the Old Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.

Book Information

Book: WACDIYAHII
Chapter: 12
Testament: Old Testament

How to Read this Chapter

Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading WACDIYAHII. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.

https://www.youtube.com/watch?v=rzsT_Q3KLzE

More Resources

Continue Reading the Bible

Continue reading WACDIYAHII Chapter 12 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.

Frequently Asked Questions

What is WACDIYAHII Chapter 12?

WACDIYAHII Chapter 12 is part of the Book of WACDIYAHII in the Holy Bible.

Can I read this chapter online?

Yes. You can read the complete WACDIYAHII Chapter 12 online for free with easy chapter navigation.

More Chapters from Axdigii Hore

  1. YEREMYAAH Chapter 1
  2. YEXESQEEL Chapter 3
  3. YEXESQEEL Chapter 1
  4. YEXESQEEL Chapter 12
  5. YEXESQEEL Chapter 10
  6. YEXESQEEL Chapter 8
  7. YEXESQEEL Chapter 5

Explore More from wacdyahii

  1. WACDIYAHII Chapter 5
  2. WACDIYAHII Chapter 2
  3. WACDIYAHII Chapter 3
  4. WACDIYAHII Chapter 6
  5. WACDIYAHII Chapter 1
  6. WACDIYAHII Chapter 7
  7. WACDIYAHII Chapter 8

Related Chapters & Readings

  1. YASHUUCA Chapter 6
  2. 1 BUTROS Chapter 2
  3. 2 TIMOTEYOS Chapter 3
  4. SHARCIGA KUNOQO Chapter 26
  5. YOOXANAA Chapter 5
  6. BOQORRADII LABA Chapter 7
  7. 1 YOOXANAA Chapter 2
Share Your Love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *