MALAAKII Chapter 4

For English

Read MALAAKII Chapter 4 Online

Read MALAAKII Chapter 4 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of MALAAKII in the Old Testament. Browse every verse with easy chapter navigation, continue to the next chapter, or explore the complete Book of MALAAKII and the Holy Bible online.

Choose a Chapter

MALAAKII 4

Cutub 4

1. Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, maalintii waa imanaysaa oo waxay u qaxmaysaa sidii foorno oo kale, oo kuwa kibirka leh oo dhan iyo kuwa xumaanta ka shaqeeya oo dhammuba waxay ahaan doonaan jirrido jajab ah, oo maalinta imanaysa ayaa iyaga gubi doonta, taasuna iyaga uma reebi doonto xidid iyo laan toona.

2. Laakiinse kuwiinna magacayga ka cabsada waxaa idiin soo bixi doonta qorraxdii xaqnimada oo baallaheeda bogsiinta ku sidda, oo intaad baxdaan ayaad u boodboodi doontaan sida weylaha edegga ka baxa oo kale.

3. Oo waxaad ku tuman doontaan kuwa sharka ah oo dhan, waayo, maalinta aan saas sameeyo iyagu waxay ahaan doonaan sida dambas cagihiinna ka hooseeya, ayaa Rabbiga ciidammadu leeyahay.

4. Xusuusta addoonkaygii Muuse sharcigiisii, kaasoo aan ku amray isagoo jooga Buur Xoreeb oo aan u siiyey reer binu Israa'iil oo dhan daraaddood, waxaana weeye qaynuunno iyo xukummo.

5. Bal eega, maalinta weyn oo cabsida badan oo Rabbigu intaanay iman waxaan idiin soo diri doonaa Nebi Eliiyaah.

6. Oo isagu aabbayaasha qalbigooda ayuu u soo jeedin doonaa carruurta xaggooda, oo carruurta qalbigoodana wuu u soo jeedin doonaa aabbayaasha xaggooda, si aanan u iman oo dhulka inkaar ugu dhufan.

About MALAAKII Chapter 4

Read MALAAKII Chapter 4 online from the Holy Bible. This chapter is part of the Book of MALAAKII in the Old Testament. Continue reading with the chapter navigation above or explore the complete book.

Book Information

Book: MALAAKII
Chapter: 4
Testament: Old Testament

How to Read this Chapter

Use the Previous and Next Chapter buttons to continue reading MALAAKII. You can also adjust the font size for comfortable reading and browse other books of the Bible using the navigation links.

https://www.youtube.com/watch?v=rzsT_Q3KLzE

More Resources

Continue Reading the Bible

Continue reading MALAAKII Chapter 4 and explore every book, chapter and verse of the Holy Bible. Use the navigation links above and below to move through the Scriptures with ease.

Frequently Asked Questions

What is MALAAKII Chapter 4?

MALAAKII Chapter 4 is part of the Book of MALAAKII in the Holy Bible.

Can I read this chapter online?

Yes. You can read the complete MALAAKII Chapter 4 online for free with easy chapter navigation.

More Chapters from Axdigii Hore

  1. YEXESQEEL Chapter 4
  2. YEREMYAAH Chapter 1
  3. YEXESQEEL Chapter 3
  4. YEXESQEEL Chapter 1
  5. YEXESQEEL Chapter 24
  6. YEXESQEEL Chapter 5
  7. YEXESQEEL Chapter 22

Explore More from malaakii

  1. MALAAKII Chapter 1
  2. MALAAKII Chapter 2
  3. MALAAKII Chapter 3

Related Chapters & Readings

  1. SAMUU’EEL KOWAA Chapter 15
  2. NEXEMYAAH Chapter 13
  3. YEXESQEEL Chapter 36
  4. BOQORRADII LABA Chapter 20
  5. YEXESQEEL Chapter 10
  6. AYUUB Chapter 30
  7. LUUKOS Chapter 13
Share Your Love

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *